Qeexid

"(fiis.) Maatarkasaddexdiisa qaybood middood oo leh mugiyo qaab go'an, iskana caabida xoogaggaqaabkeeda beddelaya."

Qeexid Kale

(xis.) A. lix salaxaale: shaxan adke ah ooleh lix weji oo barbarooleyaal ah. 4. (xis.) A.uumiyoobe: wejigeddoonka adkuhu kunoqdo neef isaga oo aan marka horedhalaalin.

Qeexid Xigta

(xis.) Shaxanjoomaterikaad oo saddex aaddimood leh.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine