Qeexid

"Wax adag kadhigid (wax)."

Qeexid Xigta

Gunti, xarig iwm si aad ah udhuujin.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga adkee oo kali ah:
  • Dhibaatada ugu weyni waxaa ay tahay in dhaqankan liita ee colaad hurinta aan ku anqarino ubadkeenii, xilli uu u baahnaa tarbiyad hufan iyo in loo diyaariyo mustaqbal ka wanaagsan kii waalidkii habsaamiyay.
  • Waa tacab-khasaar in waaliddiintuna sida ay xammaalayaan ku god-galaan, ubadkeennii mustaqbalka iyo hawl-gab inoo ahaana ay badankoodu derbi-jiif iyo waxaan dhaamin ku dambeeyaan.