Qeexid
Cay iyo aflagaaddo cid aanmutaysan lagu yiraahdo; aabi; faduul.
Cay iyo aflagaaddo cid aanmutaysan lagu yiraahdo; aabi; faduul.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Cid adyad kusamayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg adyadee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Akhriska amaqoridda quraanka inta u dhexeysa labajoogsi.
Qeexid Xigta: Wax aan hore loo arki jirin oo yaableh; mucjiso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.fk
Qeexid: ld aayar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
fk (Falkaab) - Falkaab (adverb) [Qeyb: naxwe]