Qeexid

"Xubinta nafleydu ay waxku cunto oo bushimaha, carrabka iyo ilkuhuay ku yaalliin."

Qeexid Kale

Waddo, tog, xarig iwm dacalka ayka bilowdaan. 4. Wax guda leh meesha waxlooga shubi ama gelin karo. 5. A. leh: sidafiican ee birta la adeegsadaa wax u goyso.

Qeexid Xigta

Dhinaca ay middidu waxgoyso.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga af oo kali ah:
  • ) Waxaa u fura dadweynaha, rayidka iyo ciidankaba in ay si tos ah ga qeyb galaan dacwo qaadista si waafaqsan sharciga tilmamaya ka qeyb qaadashadooda.
  • Cabdiraxman Farole oo la hadlayey saxafada ayaa sheegey in Kormerka kadiska ah ay ku tageen Mareero uu ahaa mid lagaga hortagayo falalka sharci darada ee ka socda xeebaha Puntland kuwaasoo isugu jira burcad badeed-nimo & Tahriibta.