Qeexid
"Xubinta nafleydu ay waxku cunto oo bushimaha, carrabka iyo ilkuhuay ku yaalliin."
Qeexid Kale
Waddo, tog, xarig iwm dacalka ayka bilowdaan. 4. Wax guda leh meesha waxlooga shubi ama gelin karo. 5. A. leh: sidafiican ee birta la adeegsadaa wax u goyso.
Qeexid Xigta
Dhinaca ay middidu waxgoyso.