Qeexid
"(nax.) Hadal ay bulsho uadeegsato sidii ay isku wargaarsiin lahayd,luqad."
Qeexid Xigta
A. guud: af ka dhexeeya ummadisku qaran ah, waxaana loo adeegsadaa siibaxagga warbaahinta iyo waxbarashada; a.qoraal: qaab afeedka la adeegsado marka waxla qorayo, kaasoo u dhow ama la xariiraqaabka suugaanta, sidaa daraaddeed wuu kaadagyahay, siiba xagga weereynta, qaabkaafka ee tiraab ahaan loo adeegsado; a.tirabeed: qaab afeedka la adeegsado marka sicaadi ah loo hadlayo; a. maldahan: hadaldaboolan oo duluc ama ujeeddo kale ay kudhex qarsoontahay; wuxuuna xallad u yeelasiiba hadalka suugaanta.