Qeexid

Sagaarada lab ee kolkaasu soo baxeen geeso la arki karo oo kolkaa lamoodo in ay afar dhegood leedahay.

Qeexid Kale

Digir markaa soo baxday oo afarcaleemood leh.

Qeexid Xigta

Fallaar dhegtiiba laba tarfaaq leedahay,ama afar geesood oo geeskiiba dheg leeyahay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine