Qeexid
"eeg afaree. ld afareys."
"eeg afaree. ld afareys."
Wadaag:
Tix maanso ah oodhowr beyd ka kooban.
Afar hog oolabada iska soo horjeedda ay yaallaandhagxaan isku nooc ah, hog shanaad oomaran ama saalo taalna u dhexeeya (shax).
m.l
Wadaag:
/dh.t.j Tirada jagaale, keeda udhigma afarta. ld afraad.
m.l
Wadaag:
(-syo, m.dh) Shaxan joometeri ahoo afar dhinac oo isle'eg leh.
m.l
Wadaag:
Wax tiradooduafar gaartay ahaansho; afar ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Nalfey wax dhashay iyosaddexdeeda ilmood oo wadajira.
m.l
Wadaag:
(juqr.) Afarta geesood eemuhiimka ah ee kambaska: woqooyi,koonfuri, bari iyo galbeed.
m.dh
Wadaag:
Afar addinle oroddheer oo si talantaalli ah labada addin oohore iyo labada dambe la qaadayo samayn.
f.g1
-day, -dday
Wadaag: