Qeexid
"Afar addinle oroddheer oo si talantaalli ah labada addin oohore iyo labada dambe la qaadayo samayn."
[-day, -dday]
afarqaad2 ay
afarqaad2 day
f.g1"Afar addinle oroddheer oo si talantaalli ah labada addin oohore iyo labada dambe la qaadayo samayn."
Wadaag:
Orod xawli ah oo addimadahore iyo kuwa dambe kuwaba mar laqaadayo.
Wax muggiisu qaado afar shay.
m.l
Wadaag:
ld afarqaad1(1), afarqaadis, afarqaadlays, afarqaad afarqaadis m.dh ld afarqaadid.
m.f.dh
Wadaag:
(f.g) Wax hoggaamin.
(f.mg) Laba qof ama ka badan oo is haysta u garniqid.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
Xanuun awgii dhinaca dhulka dhigi waayid; xaraarugid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
/dh.t.j Tirada jagaale, keeda udhigma afarta. ld afraad.
m.l
Wadaag:
Isku beegnaantalaba meelood ama shay.
Badan, si daran.
A. yar: ld aayar.
m.dh.fk
Wadaag:
U f.: cid dagaal ku billabid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Ka a.: arrinama dood taagneyd meel bilaabid; ka wadid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
(f.g) Wax meel yiil meel kale geyn.
(f.g) Wax gudo leh in ku filan ku shubid.
(f.g) Wax meel yiil kor u hinjin. 4. (f.g) Ciil, ceeb iwm meel kala tegid. 5. (f.g) Hanti dhicid. 6. (f.g) Nafley cudur ku dhicid. 7. (f.g) Hees ku luuqayn. 8. Yibir cid habaarid. 9. (f.g) Hadal, arrin iwm carrab ku dhufasho. 10. (f.g) Jaad cunid. 11. (f.mg) Roob feerid. 12. Dabool ka q., dub ka q.: wax daahsoonaa sheegid.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
(t.j) Tirada heerkaafartanka ku abbaaran.
Xilli roob oo tobanberi ah oo ka billawda afartamaadkadabshidka. ld afartamaad.
m.l
Wadaag:
Ku a.: muddodheer xaalad gaar ah ku sugnaan, ku waarid.
Duugoobid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag: