Qeexid
"Nalfey wax dhashay iyosaddexdeeda ilmood oo wadajira."
"Nalfey wax dhashay iyosaddexdeeda ilmood oo wadajira."
Wadaag:
Wax tiradooduafar gaartay ahaansho; afar ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Tix maanso ah oodhowr beyd ka kooban.
Afar hog oolabada iska soo horjeedda ay yaallaandhagxaan isku nooc ah, hog shanaad oomaran ama saalo taalna u dhexeeya (shax).
m.l
Wadaag:
Dood loogu xaqsooray laba dhinac oo arrin isku haaya.
ld garramid.
m.l
Wadaag:
/dh.t.j Tirada jagaale, keeda udhigma afarta. ld afraad.
m.l
Wadaag:
(-syo, m.dh) Shaxan joometeri ahoo afar dhinac oo isle'eg leh.
m.l
Wadaag: