Qeexid
"Wax tiradooduafar gaartay ahaansho; afar ahaansho."
[-naa, -nayd]
afarran2 aa
afarran2 ayd
f.mg4"Wax tiradooduafar gaartay ahaansho; afar ahaansho."
Wadaag:
Nalfey wax dhashay iyosaddexdeeda ilmood oo wadajira.
m.l
Wadaag:
Tix maanso ah oodhowr beyd ka kooban.
Afar hog oolabada iska soo horjeedda ay yaallaandhagxaan isku nooc ah, hog shanaad oomaran ama saalo taalna u dhexeeya (shax).
m.l
Wadaag:
War sheegid ama ku hadlid.
Ka w.: cid ama arrin wax la xiriira sheegid.
U w.: cid xog aysan ogayn u sheegid.
f.mg1
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Arrin si tifaftiran uga war bixin.
f.mg1
Wadaag:
Wax farriin la faray ahaansho.
Wax fandharan ahaansho (nabar).
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
/dh.t.j Tirada jagaale, keeda udhigma afarta. ld afraad.
m.l
Wadaag:
(-syo, m.dh) Shaxan joometeri ahoo afar dhinac oo isle'eg leh.
m.l
Wadaag: