Qeexid
"ld afartanbixid."
"ld afartanbixid."
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Naagdhashay oo 40 maalmood u dhammaasho. ldafartambax2.
f.mg1
Wadaag:
ld ambabbixid. Billowgasocdaalka.
Lacag jidmar ah.
A. ah: qofmarkaa socdaal bilaabaya.
m.l
Wadaag:
(t.j) Tirada heerkaafartanka ku abbaaran.
Xilli roob oo tobanberi ah oo ka billawda afartamaadkadabshidka. ld afartamaad.
m.l
Wadaag:
(-iyay, isay) Naag dhashayummulnimo ka bixin. ld afartambixi.
f.g2
Wadaag:
Tiro qiyaas ahaan afartan udhow. ld afartameeye, afartameeyo.
m.l.t
Wadaag:
Tix maanso ah oodhowr beyd ka kooban.
Afar hog oolabada iska soo horjeedda ay yaallaandhagxaan isku nooc ah, hog shanaad oomaran ama saalo taalna u dhexeeya (shax).
m.l
Wadaag: