Qeexid

"Tiro ka kooban afar meelood oomin toban ah; “40”."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga afartan oo kali ah:
  • Afartan Wasiir oo diidmadu ku dhacday waxay ka mid ahaayeen toddoba minister oo madaxyuubku dirqi ku magacaabay dhawaan, waana markii ugu horeysay ee golaha la horgeeyo ministaro laga soo naqeeyay kolayda xisbiyada.
  • Askarta Mareykanka ee lagu dilay Ciraaq ilaa bishii May, hadda waxay tiradoodu mareysaa afartan iyo todoba, markaas oo uu madaxweyne Bush ku dhawaaqay in uu dhamaaday dagaalkii weynaa ee Ciraaq.