Qeexid

"Qalab wax lagugooyo, af u yeelasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga afayso oo kali ah:
  • Badweynta Hindia iyo Badda Cas ayaa afduub ahaan loogu haystaan in ku dhow 10-Markab oo ay ku jiraan kuwo kaluumeysi iyo shaqaalihii la socday oo tiradoodu kor u dhaafayso 200-badmaaxe.
  • Beeraleyda lacagaha loo qaybishay oo tiradoodu kor u dhafayso 50-meeyo ayaa qofkiiba la siiyay 100-dollar, taasoo farxad weyn gelisay, waana markii ugu horreysay oo lacago ay ka qaybiso gobolkaas hay'adda Concern.