Qeexid
ld afbixid.
ld afbixid.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Qeexid: (-xay, xday; -bixi) U a.: qof waxsirtooda si daacadnimo ah ugu sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Ilmo yar sida loo hadlobarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-xay, -xday; -bixi) Nafley dhimasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Ilmo yar, sida loohadlo barasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhimashada ay nafley dhimato.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg afbar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -dnaa, -dnayd
Qeexid: Wax afaysanahaansho (qalab wax lagu gooyo).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-dyo, m.dh) Ilmo yar oo ku jiramarxaladdii hadal barashada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Fasax aan caadi ahayn oo ardaydadugsiga quraanka la siiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Qalinjebin(dugsi quraan).
Qeexid Xigta: Waxbarasho heer wacanka gaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld aflixid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg afbadan. ldafbadnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-xay, xday; -bixi) Ku a.: ciddhibaato kula kallihid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg afbaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: A. ah: qof aan nasiib wacan lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Soo i.: wax bidhaantooda muuqasho.
Qeexid Xigta: Soo i.: wax caan ah noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Muuqasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-xay, -xday; -tixi) Fasax aan caadiahayn siin (arday dugsi quraan).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-xay, -xday; -bixi) Naagdhashay oo 40 maalmood u dhammaasho. ldafartambax2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-xay, -xday; -bixi) ld afartanbax2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]