Qeexid
ld afbuurid.
ld afbuurid.
magac / noun
Fal / verb
Dheddig / feminine
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Caro ama islaweyni la aamusid; afuur.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld afbuur1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (m.l.u) Miro loogu tala galay inwax lagu beero.
Qeexid Xigta: ld abuurid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dabeecad ama muuqaal loodhashay; baxaalli. ld abuuris.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax aan hore ujirin uumis.
Qeexid Xigta: Wax beerid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: ld afxir2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld afxir1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: buur barafeed m.l.u (-yo, m.dh) Cuf baraf dhuleed oo ka sammaysmay dhammaadka baraf weyne ama baraf gogol. Buur baraftu waxay dul sabbaysaa badda.
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax sida ciid, dhagxaan iwm meel tuurid.
Qeexid Xigta: Afka b.: caro darteed la aamusid (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld affurid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray,-rtay
Qeexid: ld affur2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax sida dhagax ciid iwm oo inta la is-dul-saaray dhulka ka yare kacsan.
Qeexid Xigta: Cuf dhul ah oo in door ah ka sarreeyo dhulalka ku wareegsan kana joog dheer gunbur.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax af beelayka dhigid. ld afgammuux2, afgamuur2, afgamuux2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Maanso curin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qalab af fiican oo waxlagu mudo ama lagu gooyo leh laakiin afbeelay.
Qeexid Xigta: ld afgammuurid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Curinta maansada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax kala firirsanmeel isugu tegid. ld urur3, uruur.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-xay, xday; -bixi) U a.: qof waxsirtooda si daacadnimo ah ugu sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld afbixid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Ilmo yar sida loo hadlobarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]