Qeexid
Ka a.: cid cid kaleoo aaney af garanayn uga turjumid.
Qeexid Xigta
Qofxurmad kaa mudan si uusan jaclaysan uguwarcelin; afnaq.
[-iyay, -isay]
f.mg2Ka a.: cid cid kaleoo aaney af garanayn uga turjumid.
Qofxurmad kaa mudan si uusan jaclaysan uguwarcelin; afnaq.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg afceli. ld afcelis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld afcelin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Naagturjubaanad ah.
Qeexid Xigta: Naag dadka ku afnaqdo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Nin turjubaanah.
Qeexid Xigta: Nin dadka ku afnaqo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax soo socda dib u laabid.
Qeexid Xigta: U c.: wax ciddii lahayd dib ugu geyn.
Qeexid Kale: Wax socda hakin. 4. Ku c.: fal hore loo sameeyey mar kale dib u samayn. 5. Iska c.: wax iska difaacid. 6. Ka c.: wax ka reebid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: U a.: abaal la isugalay gudid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]