Qeexid
"Cudur afka dadka iyo xoolaha kudhaca oo bushimaha nabarro u yeela. ldafgorofow."
"Cudur afka dadka iyo xoolaha kudhaca oo bushimaha nabarro u yeela. ldafgorofow."
Wadaag:
(-wyo, m.dh) Fool beenaad xoolaha qabata oo calaamadihii foosha leh.
m.l
Wadaag:
Hadal dagaal ku jiro laba qof ama ka badan dhex marid.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Hadal dagaal ku jiro oo laba qof ama ka badan dhexmara.
m.l
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Qof aad u weyn oo carruuroobay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(-bab/-byo, m.l) Labada tiir eeaqal irriddiisa ku mudan midkood.
m.l
Wadaag:
Si cidhadlaysa loo aammusiiyo afka aayar gacantaugu garaacid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Baaq si aayar ah afkagacanta loogu garaaco si cid hadlaysa looaammusiiyo.
ld afdhabaandhabid.
m.l
Wadaag:
Nooc suuska aan duulin ka midah, madow oo af dheer leh.
m.l
Wadaag:
eeg afdhabaandhab2.ld afdhabaandhab1, afdhabaandhaw.
m.f.dh
Wadaag:
Hab geela aarankiisu u ordoisagoo luqunta hore u dhiibanaya gafuurkanadhuubaya. ld afdhuubyaalayn.
m.l
Wadaag:
Afdhuubyaale samayn.
f.mg2
-leeyay, -laysay
Wadaag: