Qeexid
(-bab/-byo, m.l) Labada tiir eeaqal irriddiisa ku mudan midkood.
(-bab/-byo, m.l) Labada tiir eeaqal irriddiisa ku mudan midkood.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Hab geela aarankiisu u ordoisagoo luqunta hore u dhiibanaya gafuurkanadhuubaya. ld afdhuubyaalayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Xoog ama khasabcid ku kaxaysasho si wax loogu madax furtoama dan gaar ah loogu fushado.
Qeexid Xigta: Af (dadama xoolo) wax ugu duubid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xoog iyo khasab cid lagukaxaysto si wax loogu madax furto ama dangaar ah loogu fushado.
Qeexid Xigta: Afsaab.
Qeexid Kale: ldafduubid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Afdhuubyaale samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg afdhubyaalee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-bab, m.l) Bayd faal, oo madaxaiyo tan manjaha ka sarreysa min hal ka ah,manjaha iyo tan madaxa ka hooseysana minlabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-bayaal. m.l/dh) Qof afduubsameeya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Is-afgaranwaa.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nooc suuska aan duulin ka midah, madow oo af dheer leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Cudur afka dadka iyo xoolaha kudhaca oo bushimaha nabarro u yeela. ldafgorofow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld afduub1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Wax laafduubay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg afdhaaf.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Si cidhadlaysa loo aammusiiyo afka aayar gacantaugu garaacid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Baaq si aayar ah afkagacanta loogu garaaco si cid hadlaysa looaammusiiyo.
Qeexid Xigta: ld afdhabaandhabid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld afdhabaandhabid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg afdhabaandhab2.ld afdhabaandhab1, afdhabaandhaw.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]