Qeexid

"Wax laafduubay ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga afduuban oo kali ah:
  • Markab dagaal oo Shiinaha laga leeyahay ayaa ka mid ah maraakiibta ku sugan biyaha Somalia si ay ula dagaalamaan kooxaha burcadbadeedda ah oo badalay habkii ay ku afduuban jireen maraakiibta, weerarradoodana gaarsiiyay badaha ka baxsan Somalia.
  • Wuxuu amaanay howlgalkii Ciidanka Badda ee Dowlada France ay ku soo furteen markab afduuban April 10kii iyagoo dilay labo burcad badeed iyo nin la haystay ah waxayna qafaasheen sedax burcad ah.