Qeexid
"Qalab wax lagugooyo af u yeelid."
[-feeyay, -faysay]
afe eeyay
afe aysay
f.g2"Qalab wax lagugooyo af u yeelid."
Wadaag:
Hadal, kolka la doodayo lahormarsado, og waxyaalo la oran doonomarmarsiinyo looga dhigo, ama waxyaalolaga baqayo soo qaadkood lagu gudbo.
m.f.dh
Wadaag:
Ka a.: cid arrinkhuseysa afeef ka yeelasho.
f.g3
-ftay, -fatay
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Ka a.:arrin afeef ka samayn.
f.mg1
Wadaag:
Wax deeqid, ama ka fillaansho.
f.g2
-feeyay, -feysay
Wadaag:
Nafley naafo ka dhigid.
Xag dhaqaale, xoog iwm dhaawicid.
f.g2
-feeyay, -faysay
Wadaag:
Qof hadalloaan munasaab u ahayn ku dhihid.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Cid aflagaaddo gaarsiin
Xero afka ood ka saarid.
f.g2
-feeyay, -feysay
Wadaag: