Qeexid

"Hadal, kolka la doodayo lahormarsado, og waxyaalo la oran doonomarmarsiinyo looga dhigo, ama waxyaalolaga baqayo soo qaadkood lagu gudbo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga afeef oo kali ah:
  • Wixii dheeraad ah oo bedelaadda noocan oo kale ah ka eeg afeefta labada buug ee la socota qoraalkan oo dhammaystiran.
  • Ereygi G. Abshir & Afeeftii Farole Kulankii lagu maamuusayay sanad-guurada koowaad ee maammulka Madaxweyne Faroole ee ka dhacdey Garoowe toddobaadkii hore wuxuu ahaa mid galay sooyaalka siyaasadeed iyo kan bulsho ee reer Puntland.