Qeexid
(-amay, -antay; -ami) Ka a.:arrin afeef ka samayn.
(-amay, -antay; -ami) Ka a.:arrin afeef ka samayn.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg afeeftan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: Hadal, kolka la doodayo lahormarsado, og waxyaalo la oran doonomarmarsiinyo looga dhigo, ama waxyaalolaga baqayo soo qaadkood lagu gudbo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -ftay, -fatay
Qeexid: Ka a.: cid arrinkhuseysa afeef ka yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld afeefasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -feeyay, -faysay
Qeexid: Qalab wax lagugooyo af u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg afeefo. ld afeefad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qoffikraddiisa si wanaagsan hadal ugu cabbiro.
Qeexid Xigta: Awoodda hal-abuur ee qof leeyahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.t
Qeexid: Tiro ka kooban afar meelood oomin toban ah; “40”.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
t (tiraale) - tiraale (numeral) [Qeyb: naxwe]