Qeexid
"Soonka jebin."
Qeexid Xigta
Cunnada affurka cunid.
[-ray, -rtay]
affur2 ay
affur2 tay
f.mg1"Soonka jebin."
Cunnada affurka cunid.
Wadaag:
Dad ama qofsoomman affuro siin.
Soon ka jebin. ldaffursii.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cunnada la cuno kolka qorraxdudhacdo bisha soonqaad.
ld affurid.
m.l
Wadaag:
Aansoommanayn. ld afuran, afursan.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
eeg affuran. ld affurnaansho,afurnaan, afurnaansho,afursanaan, af affurnaansho m.l/dh ld affurnaan.
m.f.dh
Wadaag:
Caro ama islaweyni la aamusid; afuur.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-ro, m.l) Summad xoolaha lagu asteeyo oo dhegta inteeda sare la gooyo.
m.dh
Wadaag:
Qof soomanaa afursiin.
Qof soon ka jebin. ld afursii.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: