Qeexid
"Aansoommanayn. ld afuran, afursan."
[-rnaa, -rnayd]
affuran naa
affuran nayd
f.mg4"Aansoommanayn. ld afuran, afursan."
Wadaag:
Cunnada la cuno kolka qorraxdudhacdo bisha soonqaad.
ld affurid.
m.l
Wadaag:
eeg affuran. ld affurnaansho,afurnaan, afurnaansho,afursanaan, af affurnaansho m.l/dh ld affurnaan.
m.f.dh
Wadaag:
Soonka jebin.
Cunnada affurka cunid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dad ama qofsoomman affuro siin.
Soon ka jebin. ldaffursii.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax aan aflahayn ahaansho (qalab wax gooya).
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Qof soonniyaystay ahaansho.
Dugaag si uusanxoolo lumay u cunin wax la afxirayahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax afmeerloo yeelay ahaansho (weel kolay ah).
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag: