Qeexid

"eeg afgaro. ld afgarad."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga afgarasho oo kali ah:
  • Xuseen X. Bood u sheegay Warbaahinta in socdaalkoodii Somaliland ahaa mid is-afgarasho iyo guul ku dhammaaday, waxaanu xusay in si weyn loo soo dhaweeyay.
  • Waxa mudan in la xuso in dhacdadani ay gef ku tahay dhaqanka suuban ee warbaahinta, iyada oo abuuri karta khalkhal, is-afgarasho la’aan iyo in dad xuquuqdooda meel lagaga dhaco.