Qeexid
"Cid ujeeddadeedafahmid."
[-rtay, -ratay]
afgar tay
afgar atay
f.g3"Cid ujeeddadeedafahmid."
Wadaag:
(-cyo, m.dh) Qof aan hadalka sifiican u jeedin karin; aflaawe.
m.l
Wadaag:
Cudur dadka ku dhaca oo oogadasida furuqa nabarro biyo leh u yeela.
m.l
Wadaag:
Ilmo yar, sida loohadlo barasho.
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Hadal ama qoraalgogoldhig u samaysasho.
Ka sii a.: wax inay dhacayaan la filayo ka afeefsasho.
Xoolala waraabiyey inta aanay rakaadan daaqtegid.
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Qalab af fiican oo waxlagu mudo ama lagu gooyo leh laakiin afbeelay.
ld afgammuurid.
m.l
Wadaag:
Wax af beelayka dhigid. ld afgammuux2, afgamuur2, afgamuux2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag: