Qeexid
"Afgarooc ahaansho."
"Afgarooc ahaansho."
Wadaag:
(-cyo, m.dh) Qof aan hadalka sifiican u jeedin karin; aflaawe.
m.l
Wadaag:
Cudur dadka ku dhaca oo oogadasida furuqa nabarro biyo leh u yeela.
m.l
Wadaag:
Wax af beelayka dhigid. ld afgammuux2, afgamuur2, afgamuux2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Qalab af fiican oo waxlagu mudo ama lagu gooyo leh laakiin afbeelay.
ld afgammuurid.
m.l
Wadaag: