Qeexid

"eeg filin. ld."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aflaan oo kali ah:
  • Qaraxaan oo lala begsadey xaafad Bushash ah ayna u badanyihiin dadka Ethiopian-ka ah ayaa dadka ku dhintey ama ku dhaawacmay isugu jireen kuwa Aflaan fiirsanaya, kuwa Jaad cunaya iyo kuwa hurda guryahooda.
  • Marka (AllPuntland) - Waxaa isa soo taraya qasaaraha rasmiga ah ee uu geystay weerar Bambaano oo xalay lagu qaaday goob shineemo ah oo aflaanta lagu daawanayay.