Qeexid

"ld aflixid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aflax oo kali ah:
  • Gebogebadiina waxa xafladda ku soo bandhigay masrixiyad ka hadlaysa qiimaha ay aqoontu leedahay qaar ka mid ah ardayda mac-hadka AFLAX iyo hadalo ay ku jeedinayeen luqada Ingiriisiga, taas oo muujinaysay heerkooda aqooneed.
  • "Waxaa aflaxay kii zako la baxay" 9:Al-shamsi, Cumar ibnu Cabdilcaziiz waqtigii uu madaxa Muslimiinta ahaa waxa uu akhrin jiray aayadan kadibna waxa uu fari jiray dadka si ay zakada ula baxaan.