Qeexid

"(-rro, m.dh) Af wareegsan;wareeg."

Qeexid Xigta

ld afmeerid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga afmeer oo kali ah:
  • Waxaa uu sheegay inuu soo dhoweynayo hadalkaas, wuxuuna dowladda ka dalbaday in ay abuurto jawi nabadeed oo lagu soo afmeeri karo is jiid jiidka ka aloosan caasumada.
  • Garbahaarey (AllPuntland) - iyadoo mudooyinkan ay socdaan qaban qaabo ku aadan maamul u dhisida Gobolada Dalka, ayaa maanta waxaa si rasmi ah loo soo afmeeray maamul u sameyntii Gobalka Gedo.