Qeexid
"Meel iyada oo waxgaar ah laga baarayo aaggeeda hore kuwareegid."
Qeexid Xigta
Wax afmeer u yeelid.
[-ray, -rtay]
afmeer2 ay
afmeer2 tay
f.g1"Meel iyada oo waxgaar ah laga baarayo aaggeeda hore kuwareegid."
Wax afmeer u yeelid.
Wadaag:
Wax afmeerloo yeelay ahaansho (weel kolay ah).
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Meel cidla ah socosho iyada oo layska ilaalinayo dad; kormeerid; afmeerid. ld gaafammeer2, gaafwareeg2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Socod wareeg ah socosho.
Ku m.: xarig wax ku xirid.
Ku m.: maal, derejo iwm cid kale ku wareegid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-ro, m.dh) Dheddigga gammaan la rarto, ka yar faraska, leh dhego dhaadheer, guud gaaban iyo midab bey ah. ld dabeer2, dammeer2.
m.dh
Wadaag:
Warwareeg aan dani ku jirin samayn.
Ka m.: wax sameyntooda ka leexleexasho.
Ku m.: wax ku dul warwareegid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Hawl iwm socodkooda u kuurgelid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag: