Qeexid
"Wax afmeerloo yeelay ahaansho (weel kolay ah)."
[-rnaa, -rnayd]
afmeeran naa
afmeeran nayd
f.mg4"Wax afmeerloo yeelay ahaansho (weel kolay ah)."
Wadaag:
Meel iyada oo waxgaar ah laga baarayo aaggeeda hore kuwareegid.
Wax afmeer u yeelid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dhul iwm wax xuduud leh ahaansho.
Dhul wax xirmaysan ahaansho.
Cid wax mingis, boorane iwm laga tumay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(xis.) Shaxan joometeri ah oo ku dhex meeran shaxan kale ee joometeriyeed (eeg dul meeran).
m.l
Wadaag:
Qof soonniyaystay ahaansho.
Dugaag si uusanxoolo lumay u cunin wax la afxirayahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Aansoommanayn. ld afuran, afursan.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax aan aflahayn ahaansho (qalab wax gooya).
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag: