Qeexid
"Aftahan ahaansho."
"Aftahan ahaansho."
Wadaag:
Qoffikraddiisa si wanaagsan hadal ugu cabbiro.
Awoodda hal-abuur ee qof leeyahay.
m.l
Wadaag:
Awodda qof u leeyahay inuufikraddiisa si wanaagsan hadal ugu cabbiro.
Awoodda hal-abuur ee qof leeyahay.
m.dh
Wadaag:
Fasax aan caadi ahayn oo ardaydadugsiga quraanka la siiyo.
m.l
Wadaag:
(-xay, -xday; -tixi) Fasax aan caadiahayn siin (arday dugsi quraan).
f.g1
Wadaag: