Qeexid

"(-rro, m.dh) Cad maro ah amawarqad afka lagu tirto."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aftir oo kali ah:
  • Waxaa kaloo kulankan ka soo qayb suxufiyiin ay ka mid ahaayeen Tv Somaliland Europe oo Sweden ka yimi, tifaftiraha Halgan News oo Finland ka yimi iyo wakiilka Jamhuuriya ee Norway.
  • Iyadoo dhanka tafaftirka cid waliba xor ugu tahay cidda ay taageerayso, haddana soo gubdbinta akhbaarta ama qoraallada dadku qoraa, waxaan ila qumman inay ugu yaraan isku dhafnaadaan.