Qeexid
"Qof soomanaa afursiin."
Qeexid Xigta
Qof soon ka jebin. ld afursii.
[-iyay, -isay]
afur yay
afur say
f.g2"Qof soomanaa afursiin."
Qof soon ka jebin. ld afursii.
Wadaag:
Dad ama qofsoomman affuro siin.
Soon ka jebin. ldaffursii.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Af gaar ah oo loogahadlo degaan ka mid ah waddan, kana yaraduwan afkiisa rasmiga ahi; lahjad.
m.l
Wadaag:
Abur yeelasho amasoo saarid (siiba awrka qooqan). ld uburi.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Soonka jebin.
Cunnada affurka cunid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax kala firirsanmeel isugu geyn.
Ku a.: wax, wax kale eeugu geli karo ku libdhin. ld ururi, uruuri.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: