Qeexid

"ld afuufid."

Qeexid Kale

Xirsi yar oo ummulaha iyocarruurta loo xiro.

Qeexid Xigta

Soor a. ah: soor aaniidaan lahayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga afuuf oo kali ah:
  • Qoladan Hiiraan online, inkasta oo ay ku mahadsanyihiin soo bandhigidda fekerkan iyo guud ahaan forumka haddana waxay bakhti afuufayaan waxaan dawlad ahayn.
  • Hadii dadka Muslimiinta ama Soomaalida ahi aysan hadlin sheegin waxa ay aaminsan yihiin, aragtida ay ka qabaan waxa ay Ayaan afuufayso, Islaamku waxa uu u taagan yahay, aragtida Islaamku ka qabo dumarka, diimaha kale, iyo wada noolaanshaha iwm.