Qeexid
"Wax la afuufayahaansho."
[-fnaa, -fnayd]
afuufan2 naa
afuufan2 nayd
f.mg4"Wax la afuufayahaansho."
Wadaag:
ld afuufid.
Soor a. ah: soor aaniidaan lahayn.
Xirsi yar oo ummulaha iyocarruurta loo xiro.
m.l
Wadaag:
Neef afka ka soobaxday wax ku sii deyn.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Wax la sifeeyey ama boorka laga qaaday ahaansho.
Wax la kala saaray ahaansho.
Qof aan ceeb lahayn ahaansho.
f.mg4
-fnaa, -fnayd
Wadaag:
Qof dadka isku dira.
Mulac weyn; amuur; xayroxade.
m.l
Wadaag:
Beer la geed qaadaycaws ka jarid. ld afruug2.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Burburinta beer carradeeda lagusameeyo si loo carrageddiyo.
m.dh
Wadaag: