Qeexid Xigta
ldafuufnaansho.
ldafuufnaansho.
Wadaag:
Neef afka ka soobaxday wax ku sii deyn.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
ld afuufid.
Soor a. ah: soor aaniidaan lahayn.
Xirsi yar oo ummulaha iyocarruurta loo xiro.
m.l
Wadaag:
Qof dadka isku dira.
Mulac weyn; amuur; xayroxade.
m.l
Wadaag:
cufnaan u-eegan m.l (fiis.) Summad: d. Cufnaanta walax oo loo qaybshay cufnaanta biyaha. Cufnaan u-eegan (d) = cufnaanta walaxda (P)/cufnaanta biyaha (P). Mar haddii cufnaanta biyuhu ay le'egtahay 1000 kg/m3, cufnaanta u-eegan ee walaxi waxa le'egtahay 1/1,000 (hal kumaadka) cufnaanta walaxda.

eeg afdaran. ldafdarnaansho, afdarraan, afdarraansho,afdarro.
m.f.dh
Wadaag: