Qeexid
"(-imay, -intay; -imi) Habeyn iyoisku dubbaridid (hawl)."
"(-imay, -intay; -imi) Habeyn iyoisku dubbaridid (hawl)."
Wadaag:
Xafiis laga maamulo waaxwasaaradeed, wakaaladeed iwm.
ldagaasimid. Habeynta iyo isku dubbarididdahawsha.
A. guud: xafiis laga maamulodhowr waaxood.
m.l
Wadaag:
Qof madax kaah waax wasaaradeed, wakaaladeed,hay'adeed iwm.
A. guud: qof dhowragaasime madax u ah.
m.l
Wadaag:
Wax laagaasimay ahaansho.
f.mg4
-innaa, -innayd
Wadaag:
Wax meelaha ku dhow eehareeraha kaga xeeran. ld agaggaar.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) (c.nafl.) Meel dhalada ka mid ah oo aan lafoobin, lagana dareemi karo garaaca halbowlayaasha maskaxda. Waxaana lagu yaqaan dhallaanka ilaa gu' jirka ah, kaddibna way lafowdaa way xirantaa. ld nash.
m.dh
Wadaag:
Nafley korriimo xumo dhaxalsiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-aamo, m.l) Haan yar oobiyaha ama caanaha lagu shubto.
m.dh
Wadaag: