Qeexid
"Faa'idada iyo waxtarka ay cidileedahay."
Qeexid Xigta
Ciirsi; miciin.
"Faa'idada iyo waxtarka ay cidileedahay."
Ciirsi; miciin.
Wadaag:
A. ah: tabarbeelidda nafley tabarbeeshay; jirro, gabow, daal iwm awgeed.
ldaxgabid.
m.l
Wadaag:
Awoowyaashii hore oo laga soojeedo.
Abkay ma arag: weligay ma arag.
m.l.u
Wadaag:
.r Cod lagu muujiyo shanqar gaaban oo kedis ah. ld geb1.
m.dh.sh
Wadaag:
Cunto la siiyo dadka aasaya qofdhintay oo qabriga lagu dul cuno.
m.l
Wadaag:
Ceel biyo badan leh; naq badan.
A. ah: xoolo, ceel, dhul iwm oo aanintifaac lahayn.
m.l
Wadaag:
Qof aan ka xishoon waxyaabobulshada uu la noolyahay ceeb ula muuqda.
m.l
Wadaag:
Waxa laga baxsho ama laga qashoxoolo la soo dhaco inta aan la qeybsan.
Wax yar oo kororsiimo ahaan loo siiyo qofxoola la soo dhacay oo la qaybsaday wax yarka helay. ld agaagse.
m.l
Wadaag: