Qeexid
"Nafley leyliyid."
[-ray, -rtay]
agabbar2 ay
agabbar2 tay
f.g1"Nafley leyliyid."
Wadaag:
Hadal, arrin iwm sida kuhabboon ee looga baahanyahay. Tus.“Hadalka abbaartiisu sidaa ma ahayn.”
m.dh
Wadaag:
Faa'idada iyo waxtarka ay cidileedahay.
Ciirsi; miciin.
m.l
Wadaag:
Neef ugub oo curtay maalis oggolaysiin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Qof ama nafley tababar siin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Labo meelood oo isle'eg u qaybin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax, meel u dhowsocod ku dhaafid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Haweyney aan weli la guursan; inan.
Cadrad. ld geber, gabadh.
m.dh
Wadaag:
Dhasha yaryar ee libaaxa.
Ilmo aad u cayilan oo aan socod weli gaarin.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Lacag ama hanti kale oo beelo meel wada daggani bixiyaan oo la siiyo dowlad ama boqortooyo; sedo, ammaan.
m.dh
Wadaag: