Qeexid
"Waxa laga baxsho ama laga qashoxoolo la soo dhaco inta aan la qeybsan."
Qeexid Xigta
Wax yar oo kororsiimo ahaan loo siiyo qofxoola la soo dhacay oo la qaybsaday wax yarka helay. ld agaagse.
"Waxa laga baxsho ama laga qashoxoolo la soo dhaco inta aan la qeybsan."
Wax yar oo kororsiimo ahaan loo siiyo qofxoola la soo dhacay oo la qaybsaday wax yarka helay. ld agaagse.
Wadaag:
Qof aan ka xishoon waxyaabobulshada uu la noolyahay ceeb ula muuqda.
m.l
Wadaag:
Wax meelaha ku dhow eehareeraha kaga xeeran. ld agaggaar.
m.l
Wadaag:
Cunto la siiyo dadka aasaya qofdhintay oo qabriga lagu dul cuno.
m.l
Wadaag:
Ceel biyo badan leh; naq badan.
A. ah: xoolo, ceel, dhul iwm oo aanintifaac lahayn.
m.l
Wadaag:
Faa'idada iyo waxtarka ay cidileedahay.
Ciirsi; miciin.
m.l
Wadaag: