Qeexid
Wax meel u dhow kusugnaan.
[-gay, -gtay]
f.g1Wax meel u dhow kusugnaan.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg agjoog.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax, wax kale ootaagan meel u dhow istaajin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg agjooji.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Meel dan la'aan u joogid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: joog ekeeye m.l (-yayaal, m.l/dh) Xarriiq isku xira meelaha jooggoodu isku mid yahay ee ka sarreeya bad lasimanta.
m.l
Qeexid: Cabbirka dherer ee wax taagani leeyihiin.
Qeexid Xigta: (-gag, m.l) Dhar ama kabo mar la isu qaadan karo.
Qeexid Kale: ld jeeg (1). Weel bir ama macdan ka samaysan, siddo iyo dabool leh oo wax lagu shubto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (juqr.) Fogaanshaha qotonka ee ka sarreeya celceliska bad la simanta laguna cabbiray mitirro ama cago.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Meel ku nagaan.
Qeexid Xigta: Jirid; noolaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Rabsho, dagaal iwmabuurid.
Qeexid Xigta: Wax kor u qadiid, taagid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]