Qeexid
"Weel gocayaah xoolayn."
Qeexid Xigta
Guri dhisid.
[-oolay, -ooshay]
aglool2 olay
aglool2 oshay
f.g1"Weel gocayaah xoolayn."
Guri dhisid.
Wadaag:
Xoolaynta weel gocaya laxooleeyo.
Jaangooyada hore ee wax ladhisayo ama la samaynayo.
ld agloolid.
m.l
Wadaag:
Wax la agloolayahaansho (aqal, weel, gocaya ah iwm).
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
(-lal, m.l) (juqr.) Xarriiq dhigeed ama barka goobooyinka waaweyn midkood, goobooyinkaas oo mara cirifyada, badhahana xaglo quman u gooya; xarriiqaasi ma ahin goobo buuxda maxaa yeelay waxaa jira faraq 80 oo dhig ah iyo waqti 12 sacadood ah oo u dhexeeya labada badh ee goobooyinka waaweyn ee mara cirifyada.
m.l
Wadaag:
Neef dheddigoo ida ah kudmo u baahasho. ld osol2.
f.mg1
-oolay, -ooshay
Wadaag:
(-lo, m.dh) (baay.) Dalool ku dhex yaallo saytobalaasanka unug noolkaas oo ay ka buuxaan hawo, biyo, dareerayaal kale, dheecaan ama saxarro cunto ah. Unugyada dhirta, had iyo jeer waxay leeyihiin dalool weyn oo keliya, laakiin unugyada xayawaanku inta badan waxay leeyihi in dhowr dalool oo yaryar.
m.l
Wadaag:
Qayb ka mid ah mindhicirta nafleyda.
Qayb ka mid ah debinka ugaarta loo dhigo.
m.dh
Wadaag:
Wax guran oo aan caano lahayn noqosho. ld gabtool2.
f.mg1
-oolay, -ooshay
Wadaag:
ld aal
Socod, geeddi iwm ka baaqasho. 2. Ka o.: wax helitaankooda ka quusasho.
f.mg1
-lay, -ooshay
Wadaag: