Qeexid

"(agoon/-nno, m.dh) Wiil yar ooaabihii dhintay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga agoon oo kali ah:
  • Amakaag bay ku noqotay Agoontii, waxan laysku hayo ay ka dhexeysay, hase yeeshee sharci baa loo eegay bal in ay suurto-gal tahay in telephone-ka Maxkamadda laga dhaariyo, iyadoo marka hore rag masuuliyiina la dhaariyo in uu yahay codkiisii.
  • Hal mar ayuu gashaday, waxayna ahayd maalin jumco ah, dabadeedna wuxuu siiyay xariirtii Usaama, isagoo ku xaragoonaya uuna la socdo dhalinyaradii muhaajiriinta iyo ansaarta ayuu magaallada kula wareegi jiray.