Qeexid
Haweenay aad u garasho yar,doqon; dabbaalad.
Haweenay aad u garasho yar,doqon; dabbaalad.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Nin aad u garasho yar;doqon; dabbaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Riyo; dhadhab.
Qeexid Xigta: Qaraw.
Qeexid Kale: ldalaladid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Qarwid;dhadhabid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Qalab mashiin lehoo wax lagu qabsan karo.
Qeexid Xigta: Qalab lagudagaallamo; hub.
Qeexid Kale: Qalabka dumarku ayqaataan ee isku qurxiyaan mid ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Ahbal ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Haweeney u go'day fanka iyo suugaanta; fannaanad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld abhi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]