Qeexid

"Nabaday!"

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ahlan oo kali ah:
  • Xaamud, wuxuu sheegay in kobcinta dhaqaalaha dalka ay ku howlan yihiin dhaqaale-yahano ka tirsan wasaarada maaliyada ayna dhawaan soo bandhigi doonaan qaabka ugu sahlan ee dhaqaalaha dalka kor loogu qaadi karo.
  • Dhaawaceeda oo ah mid sahlan ayaa Puntlandpost u xaqijiyay Shaqaalaha Isbataalka Guud ee Garoowe, waxaa kaloo dhaawaceeda sahlan noo xaqiijiyay Wasiirka Wasaaradda Haweenka Caasho Gelle Diiriye oo la joogtey makaan la xiriirney.