Qeexid
"Ujeeddo; qasdi; muhiimmad."
"Ujeeddo; qasdi; muhiimmad."
Wadaag:
Ariga intiisa shilis oo la suuqgeyn karo.
Orgida iyo wanankadhufaanan ee beeca ama hilib loogutalagalay. ld ahmi.
m.l.u
Wadaag:
Cashuur ay dawladdu kaqaaddo qof leh dhul bannaan ama dhismo.
Caddaynta lahaanshahaguryaha;mulkiyad.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) (juqr.) Degaan ay sameeyeen dad ka soo fogaaday dalkii ay u dhasheen; degaanka cusubi sida caadiga ah waa mid aan hore loo degganeyn amase loo degganaa si teel-teel ah.
m.dh
Wadaag: