Qeexid
"(-ro, m.dh) Khayaano; qayaano."
"(-ro, m.dh) Khayaano; qayaano."
Wadaag:
ld ajir, ajri. Abaalgud Eebbe siiyoqof camal wanaagsan sameeyey.
ld ajarid.
m.l
Wadaag:
Ka a.: cid si ajarlooga kasbado wax ay u baahantahay siin. ldajarayso, ajirso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
(f.g) Alaab (aqaliwm) meel sare saarid.
(f.mg) Ka aa.: ciddakano gashay ka gudid.
(f.mg) U aa.: cidqof laga dilay, ciddii dishey qof ka mid ahdilid.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Ciyaar fadhiga lagu dheelo sida shaxda iwm. ld jare (3).
m.dh
Wadaag:
Cid dhimashadeedasabab u noqosho.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
eeg ajarso. ld ajaraysasho, ajarsad, ajarsi, ajirsad, ajirsasho.
m.f.dh
Wadaag:
Qof meel cidla ahuga tegid.
Qof dhibaato ku dhaafid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag: